21 January, 2015: Mogadishu- Xafiiska Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa uu si weyn uga walaacsan yahay eedeymaha uu soo jeediyey Hantidhowrka Guud ee qaranka, waxaana uu ka codsadey Xeer Ilaaliyaha...
Read moreBarnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso leh oo ka hadlaya xaaladaha dalka kuwooda ugu saameynta badan.
Read moreMunaasabadani oo lagu maamuusayay 42-sano guuradii ka soo wareegtay hirgalinta Farta Soomaaliga oo lagu qabtay Hotel Central ee magaalada Cadaado ayaa waxaa soo abaabulay Ururka horumarinta waxbarashada Ximan iyo Xeeb...
Read moreMuqdisho, January 21, 2015... Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke, ayaa maanta kulan kula qaatay xafiiskiisa Ha'yada Culimada Soomaaliyeed, isagoo ku dhiirrigeliyey hoggaamiyayaasha diinta in ay...
Read moreXariga guddoomiyaha degmada Bula burde Duqa Degmadaasi,ayaa ka dambeysay kaddib markii sida uu sheegay xafiiska xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka ay ku heleen lunsasho raashin gar gaar oo loogu talo...
Read moreMunaasabad lagu xusayay markii la qoray Afka Soomaaliga oo ku beegan 21 janaayo oo ah maanta ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, taas oo ay ka qayb galeen mas’uuliyiin ka socotay...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka ah Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo Madax kale ayaa ka qeyb galay xuska maalinta Afka Soomaaliga...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho