QAAHIRA 30 Janaayo 2015: Sii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Cali Dhuxulow ayaa dhiirigeliyey Maktablayda Soomaaliyeed oo markii ugu horreysay ka soo muuqatay bandhig buugaag oo lagu qabtay...
Read moreHay’adda dambi baarista Mareykanka ee FBI-da ayaa shalay nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Liibaan Xaaji Maxamed ku dartay liiska argagixisada loogu raadis badan yahay , taasoo ka dambeysay markii...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, kadib marki uu dalka Ethiopia uga soo qeybgalay shir madaxeedki Midowga Africa. Madaxweynaha ayaa waxaa...
Read moreCiyaaryahan Scott Sinclair ayaa ka tegay kooxda Manchester City ,waxana inta ka dhiman xili ciyaareedkan uu si amaah ah ugu biiray kooxda Aston Villa. Kooxda Aston Villa ayaa marka uu...
Read more30 January, 2015, Addis Ababa: Shir madaxeedka waddamada Midowga Afrika ayaa maaanta waxaa uu si rasmi ah uga furmey caasimadda dalka Ethiopia ee Addis Ababa. Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...
Read moreMunaasabad lagu soo bandhigayay warbixin ay hay’adda horumarinta haweenka ee IIDA iyo ururka caalamiga ah ee u dooda xuquuqda dadka laga tirada badanyahay ee MRS international ay ka soo diyaariyeen...
Read moreBarnaamijka kulanka Todobaadka ee k a baxa Radio Muqdisho ayaa looga dooday ansixinta wasiirrada cusub ee uu dhawaan magacaabay R/wasaare Cumar Cabdi Rashiid. Barnaamijka ayaa waxaa marti ku ahaa oo...
Read moreMaamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in mashruuca dalkaaga dhiso oo ay hogaaminayaan ganacsato Soomaaliyeed lagu dhisi doono waddooyinka burbursan ee magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho “Muungaab”...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho