Hindise sharciyeedka xuquuqda Insaanka oo la diyaariyay.
Wasaaradda haweenka iyo horumarinta xuquuqda Aadanaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa wadda qorshe ay gobollada dalka ku gaarsiineyso sharciga xuquuqda Aadanaha. Sii hayaha wasiirka haweenka iyo arrimaha xuquuqul Insaanka Marwo...
Read more











