Wakiilka midowga Yurub u qaabilsan geska Afrika Alexander Rondos, iyo danjiraha Midowga Yurub, Michele Cervone d'Urso, ayaa walaac ka muujiyay waxa ka dhaln kara xasilloonni darro siyaasadeed oo ka sii...
Read moreCiidammada qalabka sida ee ku sugan magaalada Beled weyne ayaa ka hortagay isku dey weerar oo ay Al-Shabaab ku soo qaadeen bar ay ciidamadu ku lahaayeen duleedka magaalada. Gaashaanle Dhexe...
Read moreMudaneyaasha barlamaanka Federaalka Somalia, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku leh kulan uu Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda uu ku horgeynayo golaha xukuumadda ee uu dhawaan soo magcaabay. Guddoonka golaha shacabka ayaa xildhibaannada...
Read moreCiyaaryahan Ivica Olic ayaa dib ugu laabtay kooxda Hamburg,waxana mar kale uu xiran doonaa funaanada kooxdaasi. Ciyaaryahan Olic ayaa ka tegay kooxda Wolfsburg oo uu u ciyaarayay ilaa sanadkii 2012....
Read moreKooxda Bayern Munich oo hogaamineysa horyaalka Jarmalka ee Bundesliga ayaa guul darro ku bilowday sanadka 2015,ka dib markii ay 1-4 uga badisay kooxda Wolfsburg oo kaalinta labaad uga jirto horyaalka...
Read moreMogadishu, 30 January 2015 – Midowga Afrika ayaa soo dhaweeyay magacaabista Golaha Wasiirada cusub ee uu ku dhawaaqay Raiisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, kuwaasi oo saddex ka...
Read moreCiyaaryahan Juan Cuadrado ayaa berri diyaarad qaas ah oo uu leeyahay milkiilaha kooxda Chelsea Roman Abramovich u soo qaadanayo dalka ingiriiska,si uu tijaabo caafimaad ugu maro kooxda Chelsea oo hogaamineysa...
Read moreXildhibaandii Hore ee Baarlamaanka, Odayaal dhaqameedyo, Siyaasiyiin iyo Xubno ka socday bulashada rayidka ah ayaa saaka kulan isigu yimid ay ku taageerayeen xukuumada cusub ee uu soo magacaabay Raysal Wasaare...
Read moreWaxaa soo dhammaaday tababar ay qaadanayeen macallimiinta ugsiyada Gaalkacyo,Waxuuna la xiriiray sharuucda kubadda Koleyga oo la rabo tartamo la xiriira inay ka billowdan gobollada Puntland. Qorsha lugu soo celinayo tartamada...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho