Safaaradda Soomaliya ee dalka Sudan oo xaqiijisay tirada Soomaalida ku bara baxday dagaalada ka socda Sudan
Safiir kuxigeenka safaaradda Soomaliya ee dalka Sudan Amb Axmed Cabdi Xasan oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in muwaadiniin Soomaaliyeed oo tiradooda gaarayso 1,500 oo qof ku bara baxeen...
Read more











