Baarlamaanka oo maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho
Mudaneyaasha Baarlamaanka ayaa maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho ayadoo lagu wado in xildhibaanada uu hor-tago R/wasaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke. Ciidamada ammaannka ayaa ku sugan waddooyinka...
Read more











