Qaar ka mid ah ururrada bulshada rayidka Soomaaliyeed ayaa soo dhoweeyey tallaabada xafiiska Hanti dhowraha guud ee ku aaddan la dagaallanka musuq-maasuqa iyo la Xisaabtanka hey’daha dowladda. C/llaahi Maxamed Shirwac...
Read moreQeybaha bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan caasimadda iyo qeybo ka mid ah gobollada dalka ayaa Barlamaanka Soomaaliyeed u soo jeediyey in ay golaha wasiirada ka gaaraan go’aan shacabka Soomaaliyeed ay...
Read moreMudaneyaasha Baarlamaanka ayaa maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho ayadoo lagu wado in xildhibaanada uu hor-tago R/wasaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke. Ciidamada ammaannka ayaa ku sugan waddooyinka...
Read moreShan gool uu dhaliyay shan kulan bishii December waxa ay u aheyd bil fiican weeraryahanka kooxda Queens Park Rangers Charlie Austin,isagoo ka caawiyay kooxdiisa labo guul iyo barbaro,iyagoo u dagaalamaya...
Read moreCiyaaryahan Andrej Kramaric ayaa ku biiray kooxda Leicester City oo ka ciyaarta heerka koowaad ee dalka ingiriiska. Ciyaaryahan Andrej Kramaric oo weerarka ka ciyaara ayaa kooxda Leicester City u saxiixay...
Read moreCiyaaryahan Jermain Defoe ayaa qiray in lagu kala ogaan doono goolasha uu ka dhaliyo horyaalka ingiriiska,ka dib markii uu ku soo laabtay horyaalka ingiriiska ee Premier League-ga. Ciyaaryahan Defoe ayaa...
Read moreSaldhiga Boliiska ee degmada Xamar Jajab ayaa maanta lagu soo bandhigay labo gaari oo raashiin gargaar ah u siday qoysaska danyarta ah oo ku nool magaalada Muqdisho kuwaas oo lagu...
Read moreIsu Imaatinkani oo lagu weyneynayay Dhalashada Nabigeena NIKH ayaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay iyadoo ay ka qeyb galeen culumaa’udiin Soomaaliyeed iyo dad badan waxaana inta munaasabadda ay socotay lagu...
Read moreKulankani maanta magaalada Muqdisho ay yeesheen xubnaha Golaha Abwaannada ayaa waxa ay ugu baaqeen Baarlamaanka Dalka in uu ansixiyo Xukuumadda Cusub ee uu soo dhisay Ra’isul wasaare Cumar C/rishiid Cali...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho