Ciyaaryahan Suso oo Ku Biiray Kooxda AC Milan
Kooxda Liverpool ayaa maanta ku dhawaaqday in ciyaaryahan Suso uu ku biiray kooxda AC Milan oo ka ciyaarta horyaalka talyaaniga. Ciyaaryahan Suso oo 21-jir ah una dhashay dalka Spain ayaa...
Read moreKooxda Liverpool ayaa maanta ku dhawaaqday in ciyaaryahan Suso uu ku biiray kooxda AC Milan oo ka ciyaarta horyaalka talyaaniga. Ciyaaryahan Suso oo 21-jir ah una dhashay dalka Spain ayaa...
Read moreCiidamada kumaandooska ee Danab ayaa maanta munaasabad lagu dalacsiinayay qaarka mid ah saraakiishooda lagu qabtay xarunta tababarka ciidamada ee Jaziira, halkaasi oo ay ku soo bandhigeen waxyaabihii ay horey u...
Read moreAllaha u naxariistee Fannaankii weynaa Maxamed Axmed Kuluc ayaa maanta ku geeriyooday Isbitaalka guud ee magaalada Hargaysa. Abwaan Cabdikariin Faarax Qaarey Jiir oo ah Maareeye ku xigeenka Golaha Murtida iyo...
Read moreIsu soo baxaan oo ahaa mid balaaran isla markaana lagu muujinayay sida Bulshada Soomaaliyeeed ay uga soo horjeedo sawir gacmeeedyo lagu aflagaadeynayo Nabigeeena Muxumaxed ah {NNKH} oo uu daabacay Wargeys...
Read moreSiihayaha Wasiirka Arrimaha dibadda ee Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta u amba baxay dalka Cuman, halkaasi oo uu ka lehay casuumaad dhigiisa dalka Cumaan. Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle...
Read moreXildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ogolaaday codsi uu Ra'isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya usoo gudbiyey oo la xiriiray in la siiyo fursad 14cisho ah oo ku doonayo in uu kusoo sameeyo...
Read moreXildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kulan loogu qeybiyey qoraal uu Ra'isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya dib uga laabtay magacaabista Golaha Wasiirrada cusub ee uu magacaabay 12kii bishan January. Kulanka...
Read moreMogadishu, 17 January 2015 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid...
Read moreWararka ka laga helayo xarumaha caafimaadka degmada Badhaadhe ee gobolka Jubada Hoose ayaa tilmaamaya in 48-saac ee ugu dambeysay ay goobaha caafimaadka ugu geeriyoodeen 15 ruux oo u badan carruur,...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho