Ra’iisul Wasaare Cumar oo caawa ku dhawaaqay Xubnaha cusub ee Golaha Wasiirada (Akhriso+Sawirro”
Muqdisho, January 11, 2015....Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Federaaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid ayaa caawa ku dhawaaqay golihiisa wasiirada, kadib markii uu wada tashi kala sameeyey Madaxweynaha, Gudoonka Baarlamaanka, Xildhibaanada iyo qaybaha...
Read more











