Xoghayaha guud ee golaha shacabka BJF oo ka mid noqday guddiga fulinta Midowga Xoghayayaasha Baarlamaannada Carabta
Xoghayaha guud ee Golaha Shcabka Baarlamaanka JFS Mudane Cabdiraxmaan Muxumed Cabdulle (Jaabiri) ayaa loo doortay xubin ka mid ah Guddiga fulinta Midowga xog-hayayaasha Baarlamannada Dowladaha xubnaha ka ah Carabta. Sidoo...
Read more











