Gaariga ay maanta oo idil ku raad-joogeen hey’adaha ammaanka dowladda oo la sheegay in uu geysan doono weerar argagixiso, ayaa qarxay kaddib markii ay ogaadeen ciidammadu gaarigaasi nooca uu yahay,...
Read moreKulan looga hadlayo Xasilinta Amniga iyo in mashaariic Horumarineed laga hirgeloyo degmada kuntuwaarey ee gobolka shabeelaha hoose oo ay ka qayb galeen mas’uuliyiin ka tirtan Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka...
Read moreMagaaladda Garowe ee caasimadda Dowlad goboleedka Puntland waxaa ka dhacday cayaar kubadda Cagta oo dhex martay Koox matalaysay Maxaabiis ku xiran Xabsiga Dhexe ee Garowe iyo Koox ka socotay Garoonka...
Read moreXildhibaanada Haweenka ah ee kujira Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Muqdisho waxa ay kulan kula qaateen qaar ka mid ah Ururada Haweenka, kan Gobolka Banaadir iyo Ururada bulshada rayidka, kaas...
Read moreErgayga Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya Danjire Maman S. Sidikou oo shir jaraa’id Saxaafadda ugu qabtay saldhigga ugu weyn ee AMISOM ee Xalane ayaa waxa uu uga hadlay qorshyaasha howlgalka...
Read moreSiihayaha Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ayaa maanta ka warbixyay waxqabadka Wasaaradda ee sanadkii tegay, isagoo dhanka kale kormeerey xarumo ay kamid tahay fiishabaraa ee taarigooyinka iyo leysimada lagu bixiyo....
Read moreKun iyo todobo boqol arday oo ka mid ah ardayda dhigata kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda SIU oo maanta u fadhiisatay Imtixaanka sanadlaha ah ee 2014-2015 ayaa waxaa kormeer howleed...
Read moreMunaasibad lagu weyneynayey dhalashada Nabigeena Muxamad (NNKH) ayaa xalay lagu qabtay magaalada Minneapolis gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. Culimaa’udiin iyo qeybaha bushada ayaa ka qeyb galay munaasad lagu soo dhaweynayay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho