Haween tababar loogu soo xiray Muqdisho
Ku dhawaad 30 haweeen ah oo laga kala keenay degmooyinka Gobolka Benaadir ayaa manta tababar loogu soo xiray magaalada Muqdisho, kaasi oo ku saabsanaa sare u qaadidda heerkooda aqooneed. Tababarkan...
Read more











