Gudoomiyaha G/Sh/dhexe oo ka hadlay waxqabadka maamulkiisa (Dhageyso+Sawirro)
Barnaamijka maalinlaha ah ee Sahanka oo ka baxa Radio Muqdisho ayaa waxaa marti ku ahaa gudoomiyaha maamulka gobolka Sh/Dhexe Cali Guudlaawe, wuxuuna ka hadlay xaaladaha guud ee ka jira gobolka,...
Read more











