Howlgallada lagu sugayo amaanka caasimadda oo la kordhiyay
Wasaaradda amniga ayaa sheegtay in la kordhiyay howlgallada lagu adkeynayo amniga magaalada Muqdisho. Afhayeenka wasaaraddaasi ayaa Radio Muqdisho u sheegay in maalmihii ugu dambeeyay ay wasaaraddu qaadday tallaabooyin lagu adkeynayo...
Read more











