Xuska 12-ka bisha Mowliid oo ah dhalashada Nabigeena Muxamad NNKH oo maanta lagu qabtay magaaladda Muqdisho waxaa ka qeyb galay Xildhibaan Yaasiin Cabdi Seed oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya,Axmed Macalin...
Read moreRaashiinkan oo loogu talagalay dadka ku nool degmooyinka Buulo-Burde iyo Maxaas oo ka tirsan gobolka Hiiraan oo kamid ah magaalooyinka ay Al-shabaab go’doomiyeen, waxaana raashiinka oo saarnaa 25 gaari oo...
Read moreSii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa sheegay inay muhiim tahay in la hubsado wararka idaacadaha qaar iyo website-yada ay qorayaan ee ku aadan in shaqsi...
Read moreMunaasabad ay ka qeyb galeen maamulka Jaamacadda Banaadir, dhaqaatiir, arday, xildhibaano iyo masuuliyiin kale, xarigana looga jarayey Isbitaalka tacliimiga ah ee leedahay Jaamacadaas ayaa maanta lagu qabtay degaanka KM-13 ee...
Read moreBarnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay xaaladda ciidamada XDS iyo howlgallada ay dalka ka wadaan. Barnaamijka ayaa waxaa marti ku ahaa taliyaha...
Read moreDr Axmed Cali Daahir xeer ilaaliyaha guuud ee Qaranka ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka kadib safar shaqo oo uu ku tegay dalka Maraykanka. Xeer ilaaliya guud ee Qaranka...
Read moreMaamulka gobolka Galgaduud ayaa wada mashaariic dib loogu dhisayo adeegyadii danta guud ee ku burburay dagaaladii dalka ka dhacay. Gudoomiyaha gobolka Galgaduud Xuseen Cali Wehliye “Cirfo” ayaa Radio Muqdisho u...
Read moreCiidanka XDS ayaa ku guuleeystay iney raashin gaar gaar ah gaarsiiyaan dad ay maleeshiyaadka Shabaab ku go’doomiyeen deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan. Cutubyo ka tirsan ciidanka XDS oo ay wehliyaan...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho