Munaasabad lagu maamuusayay isdhexgalka bulshada iyo soo dhaweynta sanadka cusub ayaa xalay lagu qabtay xarunta degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir. Munaasabadda oo uu soo qaban qaabiyay maamulka degmada Yaaqshiid ayaa...
Read more1-dii janaayo ee sanadkii tagay 2014 –ka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Ansixiyey Miisaaniyadda Seddexdii Bilood Ee Ugu Horeysa Sanadkaasi taasi oo ay u gudbisay wasaaradda Maaliyadda. 4-tii Janaayo ee 2014 Saciid...
Read moreJamacadda Maakhir University ee Magaaladda Badhan ayaa dafcadii ugu horaysay ilaa iyo intii Jamacadda albaabadda loo furay sanadii 2010 Dafcadan oo isugu jirta labo kulayadoo oo kala ah Kuliya (Computer...
Read moreWasiirka Amniga ee maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed Daahir Muxumad oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay inuu yahay musharax u taagan qabashada xilka...
Read moreKulanka Barlamaanka oo uu maanta shir guddoominayey gudomiye ku xigeenka kowaad Barlamaanka Mudane Jaylaani Nuuur Iikar ayaa ugu horayn waxaa warbixinta ku aadan wax ka badel lagu samayey Miisaaniyadda sanadka ...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke, ayaa ku baaqay in deg deg loo joojiyo dagaallada ku soo noq noqday qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan iyo deegaano hoostaga...
Read moreIskuulka Hoose iyo Dhexe degmada C/casiis ee maqaalada Muqdisho oo ka kooban 12 Fasal Isla markaana loogu talagalay in si lacag la’aan ah wax loogu barayo Carruurta ku nool degmadaasi,waxaa...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho