Kulan looga hadlayay ciribtirka Khawaarijta oo lagu qabtay Hobyo
Wasiiru-dowlaha arrimaha gudaha maamulka Galmudug Cumar Guureeye ayaa maanta degmada Hobyo kulan kula qaatay saraakiisha hoggaamineysa ciidamo xalay gaaray degmada Hobyo, kuwaas oo qeyb ka ah howlgalka sifeynta Khawaarijta. Kulanka...
Read more











