Friday, July 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo daah furtay Shirka Qaab Dhismeedka Xiriirka iyo Baahinta Maaliyadeed ee dowladaha Hoose

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
3 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo daah furtay Shirka Qaab Dhismeedka Xiriirka iyo Baahinta Maaliyadeed ee dowladaha Hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku daahfurtay caasimadda Muqdisho Dib u eegista iyo Dhamaystirka  Qaab Dhismeedka Xiriirka iyo Baahinta Maaliyadeed ee dowladaha Hoose

Kulankaan oo socon doona Muddo laba Maalin ah ayaa waxaa goobjoog ka ah Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Qorshaynta iyo Maaliyada ee Dowlad Goboleedyada Dalka, Qaar ka mid ah Duqowda Degmooyinka Dalka, Gobolka Banaadir iyo Wasaaradaha Maaliyadda iyo Caddaaladda ee Dowladda Federaalka ee Soomaaliya.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA IMAAM MAXAMED YUUSUF CALI

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA IMAAM MAXAMED YUUSUF CALI

July 3, 2026
Xuska 1da Luulyo oo lagu qabtay magaalada Edmonton ee dalka Canada

Xuska 1da Luulyo oo lagu qabtay magaalada Edmonton ee dalka Canada

July 3, 2026

sidoo kale waxaa qayb ka ah Saaxibada Caalamiga ah ka taageera Soomaaliya arrimaha Dowladaha Hoose ee ku bahoobay UN-JPLG.

Previous Post

Madaxweynaha Hiirshabelle oo ka hadlay dil xalay ka dhacay Magaalada Jowhar

Next Post

Wasaaradda gaashaandhiga oo faahfaahin ka bixisay hawlgalada dalka looga xoreynayo khawaariijta

Next Post
Wasaaradda gaashaandhiga oo faahfaahin ka bixisay hawlgalada dalka looga xoreynayo khawaariijta

Wasaaradda gaashaandhiga oo faahfaahin ka bixisay hawlgalada dalka looga xoreynayo khawaariijta

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA IMAAM MAXAMED YUUSUF CALI

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA IMAAM MAXAMED YUUSUF CALI

July 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo guud ahaan ummadda...

Xuska 1da Luulyo oo lagu qabtay magaalada Edmonton ee dalka Canada

Xuska 1da Luulyo oo lagu qabtay magaalada Edmonton ee dalka Canada

July 3, 2026
0

Safiirka Soomaaliya ee Mareykanka iyo Canada Danjire Daahir Xasan Cabdi , Wasiirro hore iyo dad caan ah ayaa magaalada Edmonton,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABILAY WAFDI KA SOCDA DOWLADDA TALYAANIGA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABILAY WAFDI KA SOCDA DOWLADDA TALYAANIGA

July 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka...

Xuska 1-d Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee K/Sudan

Xuska 1-d Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee K/Sudan

July 2, 2026
0

Munaasabad lagu xusayay 66-sano guuradii kasoo wareegtay Xorriyadda iyo Midowgii Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Jubba ee dalka Koonfurta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In