Ololaha Deriseynta oo laga bilaabay Muqdisho “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho ayaa maanta daah furay olalaha dariseynta degmooyinka Gobolka Benaadir, iyadoo isla maanta uu ka bilowday degmada Waaberi. Munaasabad lagu daah furayay howlaha dariseynta degmooyinka Gobolka...
Read more