Dowladaha Jabuuti iyo Ethiopia oo iska kaashanaya amaanka
kulan looga hadlayay adkeynta amaanka wadamada Jabuuti iyo Ethiopia ayaa lagu qabtay magaalada Jabuuti. kulanka oo ka dhacay xarunta wasaaradda arimaha gudaha ee jamhuuriyadda Jabuuti ayaa waxaa ka qeybgalay wafdi...
Read more



