Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu furayey shirkad Caymis oo ka dhacday Muqdisho”Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan oo ay ka qayb galeen Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda iyo ganacsato ayaa ahayd  mid ku saabsan Furitaanka shirkadda Caymiska islaamiga ah ee Soomaaliya taas oo Soomaaliya laga hirgeliyay muddo Dhowr iyo labaatan sano ah ka dib.

Shirkadda Caymiska Islaamiga ah Ee Soomaliya ayaa Waxaa ay soo bandhigtay Barnaamij ka hadlaya Qorshahooda ku Aadan howlaha shaqo ay bulshada u qabanayso iyadoo Madaxda Shirkaddaasi ay Faah Faahiyeen Ujeedka loo Furay Shirkadaan oo ah in dadka Soomaaliyeed ay ku kalsoonaadaan shaqada shirkadda caymiska qabanayso

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

September 26, 2026
Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026

Qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta ka qayb gashay Xafladaan ayaa ka hadlay Aragtida ay ka qabaan in Shirkadda Caymis oo  Muddo ka dib Soomaaliya laga furo iyagoo sheegay in tani ay tahay Horumar balaaran oo ay samaynayaan shirkadaha dalka ka howlgala.

Guddoomiyaha Shirkadda Caymiska Islaamiga ah Ee Soomaliya Maxamed Cabdi Maxamed oo ka hadlay goobta ayaa sheegay in shirkaddaan ay tahay mid islaami ah oo Xiriir la leh Shirkadaha Caymiska aduunka.

TaliyahaCiidanka  Nabad gelyada wadooyinka  Cali Xirsi Barre  Cali “gaab” oo isna ka hadlay goobta ayaa sheegay in ka talis ahaan  ay soo dhaweynayaan shirkaddaan cusub isla markaana ay  la shaqeyn doonaan

Sii hayaha Xilka Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawada Soomaaliya Mudane Siciid Jaamac Cali Qoorsheeel oo ugu dambeynti soo Xiray munaasabadda ayaa Amaanay Dadaalka shirkadaas Ganacsato Soomaaliyeed ay Dalka uga hirgaliyeen Isagoo kula taliyay in Dalka oo Dhan la gaarsiiyo Adeega Caymis Ee Shirkadda

DSC01631 DSC01635 DSC01650 DSC01663 DSC01664 DSC01670 DSC01672 DSC01673 DSC01674 DSC01679 DSC01687 DSC01689 DSC01702 DSC01706 DSC01711

Sawir Qaade:- Farxaan Sulaymaan Daahir

Previous Post

DAAWO SAWIRRO Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Xoghayaha guud ee Jaamacadda carabta

Next Post

Baarlamaanka oo maanta Su’aalo Weydiiyay Wasiiru Dowlaha Maaliyadda Soomaaliya

Next Post

Baarlamaanka oo maanta Su’aalo Weydiiyay Wasiiru Dowlaha Maaliyadda Soomaaliya

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

September 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...

Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
0

Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
0

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

September 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In