Barlamaanka oo dhegeystay akhrinta labaad Hinse-sharciyeedka lagu dhisayo guddiga madax banaan ee doorashooyinka
Kallfadhiga 5 aad kulankisa 23 aad ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu maanta ku yeesheen xarunta golaha shacabka Federaalka oomaaliya ee magalada Muqdisho ayaa waxaa shir guddoominaayay guddoomiyaha golaha Barlamaanka ...
Read more

