Maanta waxaa kulamada Boxing Day wada ciyaaray dhamaan kooxaha heerka koowaad ee dalka ingiriiska. Kooxda West Bromwich Albion ayaa waxaa garoonkeeda The Hawthorns 1-3 uga badiyay Manchester City. Kooxda Manchester...
Read moreKooxda Chelsea ayaa kulankii London derby garoonkeeda Stamford Bridge2-0 uga badisay kooxda West Ham United. Kooxda Chelsea ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 31-aad ee ciyaarta u dhaliyay kabtankooda John...
Read moreAfhayeenka Ciidanka AMISOM Korneel Cali Aadan Xaamud oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in kooxihii weerarka ku soo qaaday Xerada Xalane oo ka tirsanaa Al-shabaab la fashiliyay lagana hortagay...
Read moreKulan baroor diiq ah oo ay isugu yimaadeen Xildhibaano,Sii-hayaasha xilalka Wasiirada qaar ee dowlada Soomaaliya,maamulka gobalka Banaadir,Ehelka marxuumka iyo qaar kamid ah Ururada bulshada ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho iyadoo...
Read morekulankan oo u jeedkiisu ahaa xal u helida muran soo dhex galay shaqaalaha iyo maamulka Cisbitaalka ay maamulaan Dhakhaatiir u dhashay dalka Turkiga ee Deva oo ku yaala magaalada Muqdisho...
Read moreRa’iisul wasaaraha cusub ee Xukuumadda F. Soomaaliya Dr. Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke ayaa si kulul u cambaareyey weerarkii fulaynimo ee dabley ka tirsan kooxaha Al-shabaab ay shalay ku qaadeen xerada...
Read moreCiidanka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa goor dhow soo afjaray howlgalkii lagu nadiifinaayay maleeshiyaadkii weeraka ku soo qaaday Xerada Xalane ee saldhiga ugu weyn ee Amisom. Ciidamo si...
Read moreR/wasaare Cumar C/rashiid oo marti ku ahaa barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa ka hadlay qorshayaashiisa siyaasadeed ee uu doonayo inuu ku hoggaamiyo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho