AMISOM oo cambaareeysay weerarkii argagixiso ee ka dhacay xarunta Xalane.
War-saxaafadeed ka soo baxay AMISOM ayaa lagu cambaareeyay weerarkii argagixiso ee shalay lagu qaaday xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho. War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in shalay xilligii qadada ay kooxo argagixiso...
Read more

