“Sawirro”Safiirka Soomaaliya ee dalka Turkey oo la kulmay dhalinyaro tababar uga socdo magaalada Ankara
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Amb. Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta waxa uu magaalada Ankara kula kulmay shaqaale ka mid ah Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo dhiira galinta maalgashiga...
Read more

