Monday, January 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Faah Faahin Ku Saabsan Weerarkii Xalane iyo Maleeshiyaadkii Weerarka Soo Qaaday Oo Qaarkood Gacanta Lagu Dhigay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Amisom ee ku sugnaa xerada Xalane ayaa ka hortagay weerar Argagaxisada Al Shabaab ay ku soo qaadeen xeradaasi, iyadoo lagu laayay dhagar qabayaashii weerarka soo qaaday halka qaarkoodna lagu qabtay nolosha kuwaasi oo hadda gacanta lagu hayo.

weerarkaasi laga hortagay ayaa waxa uu ku bilowday Gaari nooha Β ah oo isku qarxiyay albaabka dhanka Madiina ee xerada Xalane, waxaana intaasi kaddib ay isku dayeen maleeshiyaadkaasi Β la marin habaabiyay in gudaha xerada ay galaan laakiin waa la fashiliyay weerarkaasi ay ka hortageen ciidamada Amisom.

Related posts

π†π”πƒπƒπŽπŽπŒπˆπ˜π€π‡π€ π†πŽππŽπ‹πŠπ€ ππ€ππ€π€πƒπˆπ‘ 𝐎𝐎 π—π€π‘πˆπ†π†π€ πŠπ€ π‰π€π‘π€π˜ πƒπ”π†π’πˆπ†π€ 𝐆𝐀𝐁𝐃𝐇𝐀𝐇𝐀 πƒπ€π‘πŒπŽπŽπ‹π„π˜

January 19, 2026
Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka

Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka

January 19, 2026

Ciidamada ayaa toogtay 10 ruux oo ka mid ahaa maleeshiyaadkii weerarkaasi argagaxisada Al Shabaab Β ku hungoobay halka 2 ruux oo ka mid ahaa falaagadaasi gacanta lagu dhigay oo hadda gacanta lagu hayo, waxaana wadarta guud ee weerarka soo qaaday ay ahaayeen 12 ruux.

Al Shabaab ayaa awoodoodo waxaa wiiqay Ciidamada Qalabka sida oo ku kala beegsanyay waayihii ugu dambeeyay gobolada dalka,deegaannada Howdka iyo magaalooyinka dalka taa oo ay mahdiyeen Bulshada Soomaaliyeed.

Afhayeenka Ciidamada Amisom Cali Aadan Xumad oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa xaqiijiyay in ay dileen maleeshiyaadkii weerarka soo qaaday 2 ka mid ahna ay gacanta ku hayaan maleeshiyaadkaasi iyagoo nool, waxaana uu sheegay in ay dhinteen 5 ka mid ah askarta Amisom, waxaana uu intaa ku daray in goor dhow arrinkaasi ay war ka soo saari doonaan.

Previous Post

“DAAWO SAWIRRO”Arday ka badan 600 oo maanta ka qalin jebisay jaamacadda Plasma

Next Post

Hooyo Ku Dhashay Muqdisho 4 Caruur Ah

Next Post

Hooyo Ku Dhashay Muqdisho 4 Caruur Ah

π†π”πƒπƒπŽπŽπŒπˆπ˜π€π‡π€ π†πŽππŽπ‹πŠπ€ ππ€ππ€π€πƒπˆπ‘ 𝐎𝐎 π—π€π‘πˆπ†π†π€ πŠπ€ π‰π€π‘π€π˜ πƒπ”π†π’πˆπ†π€ 𝐆𝐀𝐁𝐃𝐇𝐀𝐇𝐀 πƒπ€π‘πŒπŽπŽπ‹π„π˜

π†π”πƒπƒπŽπŽπŒπˆπ˜π€π‡π€ π†πŽππŽπ‹πŠπ€ ππ€ππ€π€πƒπˆπ‘ 𝐎𝐎 π—π€π‘πˆπ†π†π€ πŠπ€ π‰π€π‘π€π˜ πƒπ”π†π’πˆπ†π€ 𝐆𝐀𝐁𝐃𝐇𝐀𝐇𝐀 πƒπ€π‘πŒπŽπŽπ‹π„π˜

January 19, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Isniinta maanta ah xarigga ka jaray Dugsiga...

Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka

Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka

January 19, 2026
0

Soomaaliya waa qaran ka mid ah dalalka Afrika ugu geesisan taariikhda. Gumaysigii Yurub marka uu qaaradda ku fidayay si fudud,...

Guddoomiye Muungaab β€œSi loo adkeeyo amniga caasimadda, waxaan billaabnay diiwaangelinta gaadiidka dadweynaha ee BL-ka ah.”

Guddoomiye Muungaab β€œSi loo adkeeyo amniga caasimadda, waxaan billaabnay diiwaangelinta gaadiidka dadweynaha ee BL-ka ah.”

January 19, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta ka hadlay bannaanbax ay saakay...

Taliska Ciidanka Booliiska oo askarta hubeysan ka mamnuucay Mootada Fekonta

Taliska Ciidanka Booliiska oo askarta hubeysan ka mamnuucay Mootada Fekonta

January 19, 2026
0

Taliska Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa mamnuucay in askari hubeysan uu isticmaalo mootooyinka Fekonta. Sidoo kale, waxaa gebi ahaanba reeban...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In