Xildhibaanada Golaha Shacabka BFS oo ansixiyay Hindise sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka iyo nabad sugidda Qaranka
Xildhibaanada Golaha shacabka BFS oo kulan kuleh Xarunta Villa Hargeysa yaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Hindise sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka iyo nabad sugidda Qaranka {NISA} oo maalmihii la soo dhaafay...
Read more











