Ra'isul wasaaraha cusub ee uu goor dhow magacaabay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rishiid Cali Sharmaarke oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Qaranka ayaa faah faahin ka bixiyay qorshaha...
Read moreWar qoraal ah oo ka soo baxay maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa waxa lagu taageeray islamarkaana lagu soo dhaweeyay magacaabista madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu Ra'isul wasaare u magacaabay...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah u magacaabay Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka, kaddib markii lixdii bishan ay baarlamaanka codka kalsoonida ah...
Read moreGuddoomiye ku-xigeenka guddiga arrimaha gudaha iyo amniga ee baarlamaanka Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa mudenayaasha baarlamaanka ka hor akhriyay warbixinta ku saabsan hindise sharciyeedka Guddiga xuduudaha iyo Federaalka, kaasi oo...
Read moreMunaasabad lagu magacaabayo Ra’iisul wasaaraha cusub oo ay ka qeyb galeen siyaasiyiin iyo mas’uuliyiin ka tirsan xukuumaddii hore ee codka kalsoonida ka weysay Baarlamaanka ayaa ka soconeysa xarunta Madaxtooyada Qaranka....
Read moreArdada dhigata fasalka BPA06 ee Jamacadda SIMAD oo ka mid ah Jamaacadaha ka dhisan dalka, isla markaana barta Kuliyadda dhaqaalaha iyo Cilmiga bulshada ayaa waxaa ay soo qaban qaabiyeen kulan...
Read moreGuddiga Maamul u sameynta gobollada Mudug iyo Galgaduud ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho ku doortay Hogaan, si loo dar dargeliyo howlaha guddiga horyaalla. Guddiga ayaa si loo dar...
Read moreSiihayaha Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya mudane Saciid Jaamac Cali Qoorsheel oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay heshiis buuxo la gaartay madaxda...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho