Guddoomiye Muungaab oo madaxda Hay’adda TIKA kala hadlay sidii ay u dadajin lahayeen dhismaha Jidka Wadnaha
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” oo magaalada Ankara ee Dalka Turkiga kula kulmay mas’uuliyiinta hay’adda Dalka Turkiga laga leeyahay ee TIKA ka codsaday...
Read more

