Deeqdani oo isugu jirta dawo, dhar iyo agab kale ayaa ka timid hay’ado laga leeyahay dalka Turkey, iyadoo deeqdaasi la guddoonsiisay Golaha Naafada Qaranka, Isbitaal Banaadir iyo Machadka Drs. Qamar....
Read moreWafdigan oo uu higaaminayay madaxwaynaha maamul goboleedka Gal-mudug Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ee maanta soo gaaray magaalada Cadaado oo ay qayb ka ahaayeen golayaasha kale duwan ee Gal-mudug iyo nabadoono...
Read moreTababarkani xerada Jaziira ee duleedka Muqdisho loogu soo xirayay dufcaddii labaad ee ciidamada gaarka ah Komaandooska ee Danab iyo saraakiil dhameysatay tababar layli sarkaal ah, waxaana munaasabadda xirtaanka tababarkani ka...
Read moreXeer ilaaliyaha Guud ee qaranka Soomaaliyeed Dr. Ahmed Ali Dahir oo gaaray magaalada Columbus ayaa waxa uu kulan la qaatay Jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Columbus Ohio ee dalka Maraykanka, waxana...
Read moreToddobaadyadii la soo dhaafay maleeshiyada Alshabaab waxa ay Soomaaliya iyo Kenya geysteen gabood fallo fool xun oo ay ku xasuuqeen dad aan waxba galabsan. Maleeshiyadu waxay dhammaadkii bishii na dhaaftay...
Read moreTaliyaha booliiska gobolka Galgaduud ayaa sheegay in gobolkaasi la geyn doono ciidamo booliis ah oo lagu xoojinayo kuwa hadda ka howlgala gobolkaasi. Taliyaha ciidanka booliiska ee gobolka Galgaduud Faarax Warsame...
Read moreCiidamada dowladda ayaa saaka howlgallo saf balaaran ah ka wada xaafado ka mid ah degmada Beledweyne iyo deegaano ka baxsan. Sarakiiil ka tirsan ciidamada qalabka sida ee ka howlgala gobolka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho