Thursday, January 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Tubta Toosan

Akhlaaqda Dagaalka iyo aragtida Islaamka Dhageyso

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Tubta Toosan
0
Ethics and war
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Toddobaadyadii  la soo dhaafay  maleeshiyada Alshabaab waxa ay Soomaaliya iyo Kenya  geysteen gabood fallo  fool xun oo ay ku xasuuqeen dad aan waxba galabsan.

Maleeshiyadu waxay dhammaadkii bishii na dhaaftay in horraantii bishan December ku xasuuqeen Mandheera Kenya dad xoogsato ah oo ay qaarna madaxa ka toogteen kuwo kalena bireeyeen iyagoo hurda.

Related posts

Dhageyso: Sheekh Bashiir oo khudbadii Jimcaha uga hadlay fadliga bishaan iyo dhalashada sanadka cudub ee Hijriga

Dhageyso: Sheekh Bashiir oo khudbadii Jimcaha uga hadlay fadliga bishaan iyo dhalashada sanadka cudub ee Hijriga

October 29, 2021
Madaxda iyo shaqaalaha Wasaaradda Waxbarashada oo ka qeyb galay kaltanka ololaha isxilqaan “SAWIRRO”

Madaxda iyo shaqaalaha Wasaaradda Waxbarashada oo ka qeyb galay kaltanka ololaha isxilqaan “SAWIRRO”

October 28, 2021

Kooxdu waxay bartilmaameed ka dhigatay dad aan muslim ahayn, oo ay u xasuuqday in aysan muslim ahayn darteed, waxayna qiil ka dhigatay inay u aar gudeyso dhibaato ay sheegtay in Kenya ku haysto muslimiinta.

Rag culimo sheegtay oo u hadlay Alshabaab ayaa ku dooday in ay xalaal tahay in la laayo dadka aan muslimka ahayn, iyagoo gaaleysiiyay cid kasta oo arrintaas dood ka keenta.

Haddaba si aan arrintaas u iftiiminno, ayaan barnaamijkeenna Tubta Toosan uga hadleynaa Akhlaaqiyaadka iyo Aadaabta dagaalka iyo waxa ay ka qabto Shareecada Islaamku.

Waxaa barnaamijka marti noogu ah Sheikh Muuse Macallin Cagaweyne.

Previous Post

Booliis dheeraad h oo la geeynayo gobolka Galgaduud

Next Post

Xeer ilaaliyaha Guud ee qaranka Soomaaliyeed oo la kulmay jaaliyada Columbus Ohio “Sawirro

Next Post

Xeer ilaaliyaha Guud ee qaranka Soomaaliyeed oo la kulmay jaaliyada Columbus Ohio "Sawirro

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Ganacsato

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Ganacsato

January 21, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaliya, Mudane Jamal Maxamed Xasan ayaa maanta kulan la yeeshay xubno ka tirsan...

Somalia Ratifies the IGAD Treaty

Somalia Ratifies the IGAD Treaty

January 21, 2026
0

The Federal Republic of Somalia is pleased to announce the ratification of the new Intergovernmental Authority on Development (IGAD) Treaty,...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Ansixisay Heshiiska Urur-Goboleedka IGAD

January 21, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si rasmi ah u ansixisay Heshiiska Urur-Goboleedka IGAD, iyadoo noqotay dowladdii shanaad ee ansixisa, taas oo...

Iskaashiga Diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo sii xoogaysanaya

Somalia Thanks China for Continued Support and Strong Bilateral Cooperation

January 21, 2026
0

The Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, led by H.E. Abdisalam Ali ,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In