Kooxaha Bayern Munich,Hannover iyo Stuttgart oo Guulo Gaaray “SAWIRRO”
Kooxda Bayern Munich ayaa garoonkeeda Allianz Arena 2-0 uga badisay kooxda Freiburg. Kooxda Bayern Munich ayaa goolka la hor martay,waxaana dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Arjen Robben,sidasi...
Read more

