Madaweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyay go'aankii maanta ay Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya codka kalsoonida kala laabteen xukuumadda Ra'iisul wasaare Cabdiweli Sheekh...
Read moreMudanayaasha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxa ay codka kalsoonida kala laabteen xukuumadda Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed. Kulanka maanta oo uu...
Read moreMaamulka Gobolka Benaadir ayaa maanta tababar u furay 70 qof oo isugu jira shaqaalaha dowladda Hoose ee Xamar, culimaa’udiin, ururrada haweenka iyo dhalinyarada ka dhisan gobolka, kaasi oo ay ka...
Read moreMudanayaasha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo kulan uga socda xarunta Golaha Shacabka ayaa waxa ay iminka bilaabeen cod u qaadidda mooshinka ka dhanka ah xukuumadda oo ay Xildhibaanada u...
Read moreMudanayaasha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo kulan uga socda xarunta Golaha Shacabka ayaa waxaa u soo gabo gabowday khudbadihii ay jeenayeen qaar ka mid ah xildhibaannada ee ku saabsanaa...
Read moreKulanka Baarlamaanka ayaa furmay ayadoo uu shir guddoominayo Afhayeenka Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari” Fadhiga waxaa ku sugan oo uu shirku ku furmay 211 xildhibaan, ayadoo la bilaabay dhammaystirka doodda...
Read moreWasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Horumarka Waxbarashada, Horumarka Federaalka,...
Read moreUrurka saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa cambaareeyay weerarkii ka dhacay magaalada Beydhabo ee ay ku dhinteen laba wariye qaar kalena ay ku dhaawacmeen xilli ay ku sugnaayen goob internet-ka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho