Barcelona oo Espanyol Ka Badisay Kulankii Catalan derby “SAWIRRO”
Kooxda Barcelona ayaa kulankii Catalan derby garoonkeeda Camp Nou 5-1 uga badisay kooxda Espanyol. Kooxda Espanyol ayaa goolka la hor martay,waxaana bilowgii ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Sergio Garcia. Ciyaaryahan Lionel...
Read more

