Banaanbaxani Nabadeed oo ay soo abaabushay wasaarada arrimaha bulshada Maamulka goboleedka Soomaaliyeed ee Ximan iyo Xeeb ayaa lagu dalbanayay in la joojiyo colaadda dadka walaalaha ah ku dhexmartay deegaanka Warshubo...
Read moreMudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa Maanta hortagay Wasiirka Wasaarada Maaliyada iyo Wasiirka Wasaarada Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumada Soomaaliya, iyadoo Baarlamaanka ay ka hor aqriyeen arrimo la xiriira Wasaaradahooda....
Read moreBeydhabo, 3 December 2014 – Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay caleema-saarka Shariif Xasan Sheekh Aadan loogu caleema-saaray hogaanka Maamulka...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hogaaminayo oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xaruunta gobolka Baay, halkaasi oo lagu qabtay Xafladda caleema saarka...
Read moreDood cilmiyeedkan oo ay soo qaban qaabiyeen ardayda dhigata Kuliyadda dhaqaalaha iyo cilmiga bulshada ee Jaamacadda SIMAD ayaa waxaa u jeedku ahaa ilaalinta deegaanka, waxaana ka qeyb galay ardayda dhigata...
Read moreWafdi ka socda Laamaha samafalka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta gaaray magaalada Beladweyne ee xaruunta gobolka Hiiran, kuwaasi oo kulamo la yeeshey mas’uuliyiinta maamulka gobolka. Wafdigan oo uu hogaaminayo Isku...
Read moreMunaasabad lagu xusayay maalinta Naafada Adduunka uuna ka qeyb galay Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada ayaa maanta lagu qabtay magaalada muqdisho Munaasabadda ayaa mas’uuliyiintii ka hadashay waxaa ay diirada ku...
Read moreWasiir ku-xigeenka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee xukuumadda Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda ayaa maanta ka qeyb galay kulan ay soo qaban qaabisay Mu’assasada SAFA ee dacwada...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho