Ciidamada qaranka oo ka hortagay weerar Khawaarijtu ay ku qaadeen degmada Afmadow, Sabiib iyo Caanoole
Ciidanka xoogga dalka iyo daraawiishta Jubbaland ee ku sugan degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose ayaa saakay fashiliyey weerar ay ku soo qaaday Khawaarijta Al-Shabaab. Khawaarijta ayaa weerarkaas u adeegsaday...
Read more











