Guddoomiye ku-xigeenka Amniga gobolka Banaadir oo shirguddoomiyey kulanka degmooyinka gobolka Banaadir
Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Ahmed Diiriye (Yabooh) ayaa shir guddoomiyay kulanka degmooyinka Gobolka Banaadir oo looga hadlay dardargalinta horumarrinta Caasimadda kaas oo ka dhacay...
Read more











