Madaxweyne Xasan Sheikh oo faray xukuumadda in ay gurmad cafimaad oo deg deg ah u diyaariso dhaawacyada qaraxa Soobe
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray isgooyska Soobbe ee magaalada Muqdisho si uu ugu kuur galo baaxadda dhibaatada xooggan ee ka dhalatay qaraxyadii arxan darrada ahaa...
Read more











