Madaxweyne Xasan Sheekh oo u hambalyeey Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Ingiriiska
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Ra’iisulwasaaraha cusub ee dalka Britain, Rishi Sunak. Wasiirkii hore ee Maaliyadda dalka Ingiriiska Rishi Sunak ayaa ku guuleystay...
Read more











