Mareykanka: meydadka 46-ruux oo laga helay gaari xamuul ah
Ugu yaraan 46 qof ayaa meydadkooda laga helay gaari xamuul ah oo looga tagay duleedka magaalada San Antonio ee gobolka Texas. Sarkaal u hadlay dabdamiska ayaa sheegay in 16 qof...
Read moreUgu yaraan 46 qof ayaa meydadkooda laga helay gaari xamuul ah oo looga tagay duleedka magaalada San Antonio ee gobolka Texas. Sarkaal u hadlay dabdamiska ayaa sheegay in 16 qof...
Read moreGuddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekha Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo ku aaddan xuska 45 aad ee 27-ka Juun oo ku beegan xiligii xorrnimada Jamhuuriyadda Jabuuti...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u diray walaalkiis Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle dhambaal hambalyo ah oo ku aaddan sanad-guurada 45-aad ee xornimada dalkaas....
Read moreDadka reer Jabuuti waxa ay ka mid yihiin shucuubta Soomaalida ee nasiibka u helay in ay ku noolaadaan geeska Afrika,gaar ahaan deegaanada Soomaalida ee la isku oran jiray dhulkii udugga,...
Read moreMadaxda maamul goboleedyada dalka ayaa si wadajir ah shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda xuska 26-ka Juun iyo guud ahaan xuska todobaadka xorriyadda dalka. Madaxweynayaasha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen,...
Read moreGuddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xalay ka qeyb galay munaasabadda xuska 26‐ ka Juun, oo ku beegan 62-sanno guuradii ka soo...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliye Mudane Xamse Cabdi Barre oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay 62 guuradii ka soo wareegtay markii ay xorriyadda qaateen gobollada waqooyi ee Soomaaliya ayaa ...
Read more26-ka Juun waa maalin taariikh wayn ku leh Ummada Soomaaliyeed, islamarkaana ku daabacan qalbiga shacabka, kuna abuurtay dareen hiloow farxadeed leh, waxayna qiimahaasi ku mutaysatay in ay tahay markii ugu...
Read moreWasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka ah ayaa maanta soo xirtay Tababar qeyb ka ahaa ololaha Wacyigelinta Canshuuraha iyo la tashiga bulshada qeybaheeda kala duwan oo seddex maalin ka socday magaaladda Muqdisho....
Read moreKooxada argagixsada Al-Shabaab oo jab xooggan ka soo gaaray dagaalkii Degmada Baxdo ayaa si xoog ah kula wareegtay isbitaalka guud ee degmada Ceelbuur,halkaas oo ay dhigeen dhaawacyo aad u badan...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho