Ciidamada Puntland oo Cagta mariyay goobo ay ku dhuumaalaysanyeen Argagixisada
Ciidamada kala duwan ee dowlad goboleedka Puntland ayaa saacadihii la soo dhaafay hawlgallo qorshaysan ka fuliyay buuraleyda Gobolka Bari halkaas oo ay ku dhuumaalaystaan kooxaha Al-shabaab iyo Daacish. Howlgalladan oo...
Read more











