Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan.
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS, Sareeye Guuto Sahal Cabdullahi Cumar " Gen Khaalid" oo maalmihii la soo dhaafay howlo shaqo u joogay deegaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan, ayaa maanta so gaaray...
Read more











