Ciidamada Danab oo cagta mariyay fariisimo argagixsada ay ku laaayeen gobolka Sh/hoose
Ciidamada Kumaandooska Danab gaar ahaan ururka 4-aad, guutada 16-aad, ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaanka Tooratoorow ee gobolka Sabeellaa hoose. Degaankan ayay argagixisadu ku lahaayeen fariisimo iyo maxkamado beenaad ah...
Read more











