Weerarkii argagixisada ee dowlad deegaanka Soomaalida oo la soo afjaray
Mas’uuliyiinta dowlad deegaanka Soomaalida ayaa war ka soo saaray dagaalkii u dhexeeyeey argagixisada Al-Shabaab iyo ciidamada deegaanka ee Liyuu booliska, iyadoo maalmihii la soo dhaafay dagaalkaas uu ka socday deegaano...
Read more











