Guddoomiyaha Aqalka sare iyo safiirka Itoobiya oo kala wad hadlay adkeynta xiriirka labada dal+Sawirro
Guddoomiyaha golaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dalka Itoobiya u qaabilsan Soomaaliya Mudane Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan. Safiirka oo Guddoomiyaha ugu yimid salaan iyo hambalyo...
Read more










