Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray Wasaaradda Gaashaandhigga+Sawirro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saakay kormeer shaqo ku tagay Wasaaradda Gaashaandhigga. Ujeedka kormeerka ayaa ah u kuurgelidda hannaanka shaqo ee Wasaaradda iyo Taliska Guud ee...
Read more











