Maamulka iyo waxgaradka degmada Marka oo ka wada hadlay adkaynta amniga
Guddoomiyaha degmada Marka, Cabdillaahi Cali Axmed Waafoow ayaa sheegay inay muqaddas tahay sugidda ammaanka magaalada Marka cid kastana uu xil ka saaran yahay, isagoo bulshada qeybaheeda kala duwanna ka codsaday...
Read more











