Xildhibaanada golaha shacabka oo maanta kulan ku yeelanaya Muqdisho
Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Agendaha kulanka ee maanta ayaa ah, hadal-jeedinta musharaxiinta u tartamaya xafiiska guddoomiye ku-xigeenada...
Read more











