Diiwaangelinta musharrixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya oo ka bilaabatay Muqdisho+Sawirro
Maanta oo axad ah taariikhdana ay ku beegan tahay May 8,2022 waxaa magaalada Muqdisho ka bilaabatay diiwaangelinta iyo lacag qabashada musharaxiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya. Murashax Madaxweyne Shiekh Shariif...
Read more











