Taliyaha Ciidanka Xoogga oo hambalyo u diray Ciidanka xuska Munaasabada 12-April
Taliyaha Guud ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa Hambalyo u diray Dhammaan Saraakiisha , Saraakiil Xigeenadda ,Alifleyda Dableyda XDS , Xaasaskooda iyo Caruurtooda, Taliyaha ayaa xusay...
Read more











